Maxkamada Gobolka Oo Mudaysay Wakhtiga Maxkamada La Horkeenay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

0
Tuesday June 18, 2019 - 16:03:18 in News by
  • Visits: 2100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Gobolka Oo Mudaysay Wakhtiga Maxkamada La Horkeenay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

    Maxkamada Gobolka Oo Mudaysay Wakhtiga Maxkamada La Horkeenay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Gobolka Oo Mudaysay Wakhtiga Maxkamada La Horkeenay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani


Hargeysa(HWN):-Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa mudaysay wakhtiga la la dhagaysan doono dacwada loo haysto gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamedsidiiq Dhame.


War ka soo baxay maxkamada gobolka Maroodijeex oo uu ku saxeexan yahay garsoore Muuse Cabdi Xuseen ayaa lagu sheegay in maalinta khamiista ah ee todobaadkan la dhagaysan dacwada ka dhanka ah gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.

Image result for maxkamada gobolka maroodijeex


Garsoore Muuse Cabdi Xuseen ayaa taliyaha saldhiga dhexe ee ciidanka booliska ee magaalada Hargeysa ku amray inuu maxkamada horkeeno laba sarkaal oo markhaati ku ah sarkaalka ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.


Warqada ka soo baxday maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa lagu sheegay in dacwadan uu qaranku dhibane ka yahay.



Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland
Loading...
Loading...