"Haddaan Muuse Biixi Ahaan Lahaa Waan Iscasili Lahaa"

0
Monday January 23, 2023 - 14:17:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    "Haddaan Muuse Biixi Ahaan Lahaa Waan Iscasili Lahaa"

    "Waxa dhacayana dan kama lihid, Somaliland inay adiga kaa dambeyso marabtid"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa dhacayana dan kama lihid, Somaliland inay adiga kaa dambeyso marabtid"



Hargaysa (HWN) Xildhibaan Axmed Khaliif oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in haddii uu manta Muuse Biixi ahaan lahaa uu iscasili lahaa.

 

Xildhibaanka ayaa intaasi ku daray in Muuse Biixi aanu doonayn in Somaliland ka dambayso

 

"Maanta oo kale hadaan isaga ahaan lahaa, damiirkeygu wuxuu isiin lahaa inaan  is casilo, laakin waan ku ogahay oo damiirkaasi kuguma Jiro. Waxa dhacayana dan kama lihid,  Somaliland inay adiga kaa dambeyso marabtid" .



Allow sahal Umuurahaā€¯ ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Khaliif.

 

Muuse Biixi iyo xukuumadiisa ayaa daawanaysa Magaalad Laascaanood oo uu ka babanayo calankii Somaliya isla markaana laga tirtiray Calankii Somaliland.

 

Waxa sidoo kale Laascaanood ku soo qulqulaya maleeshiyaad ay wataan garaadada Dhulbahante

Loading...
Loading...