War Deg Deg ah: Xukuumada Somaliland Oo Xidhay Laba Telefishan.
Hargaysa (HWN) Xukuumada Somaliland ayaa shaqadii saaka ka joojisay labada Telifishan ee kala ah Eryal Tv iyo Horyaal Tv,
sida ay sheegeen qaar kamid ah shaqaalaha labadaa Telifishan.
Ilaa imika xakuumada iyo maamulka labada Telifishanba kamay hadal xayiraadan la saaray.
Weli macada sababta labadan Telefishan ay xukuumada Somaliland uxidhay
Dhinaca kale ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa warmurtiyeed uu soo saaray ku cambaareeyay xadhiga labadan telelifishan.
Warkan oo faahfaahsan kala Soco Wararkayaga Dambe.
Loading...
Loading...


0 





