In Somaliland Baraarugtaa Waa Muhiim

0
Sunday January 08, 2023 - 17:35:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In Somaliland Baraarugtaa Waa Muhiim

    Waxa Qoray :- Kamaal Shaacir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Qoray :- Kamaal Shaacir



"In Somaliland baraarugtaa waa muhiim, fitno kastana oo dhacdaa waxay somaliland tooshka ugu ifisaa cadaw huursanaa oon usoo badheedhi karin.

 

Somaliland waxay leedahay dad iyo dal layaqaan oo isku tolan lana kala siibi karin. Somaliland waxay ka baxdey curdinnimadii iyo raadqaadnimadii hadda waxay noqotey qaran buuxa oo le cudud cufan.

 

Waxaa buuq socda Somaliland ayey u ham iyo dig leeyihiin". Dalandoolliyoo dhami anay iidigleedahaye".

 

Geeska karaya ee holcaya, ayey doonayaan  somaliland inay faraqeeda dab sudhaan."Xasilloonidaadaa yar bay, kuu xistiyayaane".

2023ka Somaliland  waxa iskaashi wada shaqayn iyo gacan saar la galay dalka Maraykanka oo dunida hoggaamiya,

 

taasi waxay dalalka dariska ku keentay cuqdad huursan ooy qarsanayeen. Somaliland waxay noqonaysaa meel Soomaali marti galisa oo ay nololi ka jiri doonto, idam Alla."

 

Waxa Qoray :- Kamaal Shaacir


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...