Turjumaada waa xirfad la barto.

0
Sunday January 01, 2023 - 11:34:20 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turjumaada waa xirfad la barto.

    Bugag badan waan aqriyay la turjumay intooda badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bugag badan waan aqriyay la turjumay intooda badan




Dadkena Somaliyed inbadan ayaa wax turjumto oo buugagta Somali u badalan lkn bada kood waa un loo ceb qariya wlhi buugag ay turjumen iyo asigoo sidiisa ina aqrido ayaa Kala ficnaneso .


Dhalil: buuga markii la turjumaya sharuudo ayuu raba ee ma ahan in translate lagu soo turjumo ,

Buuga markii la turjumayo waxuu raba in aad asiga dhan badashid oo aad eray eray u turjumto sidi ay isku qaadanayaana aad ka dhigto.



Bugag badan waan aqriyay la turjumay intooda badan marka page 20 marayo iyo wax ka hooseyo Ayaan joojiya oo an asalkisa ku badasha wayo wax Maka fahmaysid qabkan loo turjumay, adiga ayaaba iska shakinayo is dhahayo waxa ku hadleso ma ahan miyaa somali.


Intaan buug aqrinayay la turjumay waxaa ugu sax san an arkay waa #Dabinka_dhaqaalaha _islaamka


Oo uu turjumay kamaal shaacir Ani ahaan qabka loo turjumay saaid ii kaafiyay waxana jeclaan kala inn bugagta uu turjumo soo badiyo si wax looga faaidesto, waa jiraan turjumaano farta kanxiran lkn intaan arkay ninkaan igala mudan ee farintan waa u dhira


galin walalken.z


 A..Gutale

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...