Guddida Komishanka Maamul Wanaaga Oo Ansixiyey Hagayaasha Baadhista Ay Sameeyaan

0
Thursday December 01, 2022 - 16:15:03 in News by Abdi Good
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Komishanka Maamul Wanaaga Oo Ansixiyey Hagayaasha Baadhista Ay Sameeyaan

    Guddida Komishanka Maamul Wanaaga Oo Ansixiyey Hagayaasha Baadhista Ay Sameeyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Komishanka Maamul Wanaaga Oo Ansixiyey Hagayaasha Baadhista Ay Sameeyaan
Xubnaha Gudida Komishanka Maamul-Wanaaga JSL . Habeenkii xalay ahaa ansixiyay hagayaasha baadhista oo aannu in muddo ah ku wadnay casriyayn iyo in uu la jaanqaado kuwa caalamiga ah.

Hagayaashan ayaa ka kooban todobada hage, waxaanay leeyihiin qaybta darajooyinka lagu qiimeynayo ( Scoring Rate).


Waxaana kulan waxa dood iyo falanqayn iyaguna ka dhiibtay badi Agaasime Waaxeedyada Komishanka Maamul Wanaaga.

Diyaarinta Hagayaasha waxa nagala shaqaynayay Khuburo kala duwan oo ajaanib iyo aqoonyahano dalka u dhashay leh.

Guddoomiyaha Komishanka Maamul Wanaagga Liibaan Ismaaciil Buraale


Loading...
Loading...