Ergo Ku Dhexjirta Mucaaridka Iyo Muxaafidka Somaliland Oo Wali Xal U Raadinaya Khilaafka Ka Dhex Taagan
Ergo Ku Dhexjirta Mucaaridka Iyo Muxaafidka Somaliland Oo Wali Xal U Raadinaya Khilaafka Ka Dhex Taagan
DEG DEG :- Madaxweynaha uu muddo xiledkiisu dhammaaday ee Muuse Biixi Cabdi ayaa markii labaad erego u soo dirtay mucaaridka,kuwaas oo ka codsaday inay dib u dhiggaan shaacinta go'aankood iyo mawfiqkooda13 November.
Ergedan ayaa waxa kamid ahaa Maayar Mooge , Cali Waran Cade iyo Siyaasi Duur , waxaa ay ka codsadeen Xisbiyadda mucaaradka inay hakiyaan shaacinta go'aankood 13 November ilaa maqribka .
Loading...
Loading...