Dib U Milicso Go'aankii Kulmiye Ka Qaatay Daahir Rayaale Ka Dib Markii Uu Dhamaystay Mudo Xileedkiisii Sharciga Ahaa.

0
Sunday November 13, 2022 - 14:17:43 in News by Abdi Good
  • Visits: 1424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dib U Milicso Go'aankii Kulmiye Ka Qaatay Daahir Rayaale Ka Dib Markii Uu Dhamaystay Mudo Xileedkiisii Sharciga Ahaa.

    Dib U Milicso Go'aankii Kulmiye Ka Qaatay Daahir Rayaale Ka Dib Markii Uu Dhamaystay Mudo Xileedkiisii Sharciga Ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dib U Milicso Go'aankii Kulmiye Ka Qaatay Daahir Rayaale Ka Dib Markii Uu Dhamaystay Mudo Xileedkiisii Sharciga Ahaa.
maanta oo ay ku beegan tahay 13 november 2022 waxa dhamaaday mudo xileedkii sharciga ahaa ee la doortay Muuse Biixi.

xisbiyada mucaaridka ah ee Ucid Iyo Waddani ayaa laga dhawrayaa go'aanka ay ka qaadanayaan Muuse Biixi maadaama oo uu dhamaystay wakhtigii sharciga ahaa iyada oo aanu jirin heshiis laysku raacay oo lagu gaadhi karo doorashada madaxtooyada.


xisbiyada Kulmiye wakhtigii uu hogaamin jiray Axmed Siilaanyo ayey go'aan adag ka qaateen aragtidii ay ka qabeen Daahir Rayaale ka dib markii uu dhamaystay mudadii la doortay, gudoomiyihii xisbiga Kulmiye ayaana ku dhawaaqay sidan "Maanta waxaan halkan ka cadaynaynaa haddii aanu nahay Kulmiye inanaan sinaba u qabali doonin in uu Madaxweynaha Daahir Diyaale Kaahin wixii ka dambeeya 6 April iyo inanau samayn doono Banaanbvaxyo waawayn laga bilaabo Berri ”

Guddoomiyihii hore ee Kulmiye Axmed Siilaanyo wakhtigii Kulmiye Mucaaradka, ayaa hadalkan yidhi 05/04/2009-kii.

May be an image of 1 person and sitting


Loading...
Loading...