Beesha caalamka Oo Hoos U Dhigtay Mashaariicda Ay Ka Taageerto Somaliland

0
Sunday November 13, 2022 - 14:15:22 in News by Abdi Good
  • Visits: 1692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha caalamka Oo Hoos U Dhigtay Mashaariicda Ay Ka Taageerto Somaliland

    Beesha caalamka Oo Hoos U Dhigtay Mashaariicda Ay Ka Taageerto Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beesha caalamka Oo Hoos U Dhigtay Mashaariicda Ay Ka Taageerto Somaliland
Mashaariicdii Dalalka Caalamku ku caawin jireen Somaliland oo la dhimay.

Mashaariicdii ay Somaliland ka wadeen Bangiga adduunka (-39%), mashruuca dalalka Yurub maalgaliyaan ee SDF (-20%), mashruuca maamul daadajinta dawladaha hoose ee JPLG (-9%), mashruuca Jarmalku maalgaliyo ee GIZ ( -38%) iyo mashruuca ILED ( -39%) ayaa dhamaantood la dhimay walba boqolayda jaantuska ka muuqata.


in kasta oo aanay dawladu si rasmiya wali uga hadal sababta mashaariicda dhamaantooda mar qudha loo wada dhimay, haddana waxay u eg tahay in Sababtu tahay walaaca dalalka Somaliland caawin ka qabaan doorashada madaxwayanaha ee dib u dhacday.
May be an image of text that says 'SHAXDA 1: Misaaniyadda Guud ee Qaranka ee 2023 Dhexe Miisaaniyadda Dowladdaha Hooose Madaxa -banaan 2,410,452,894,335 528,878,259,786 276,986,730,707 51,889,758,410 5% 2,530,336,471,862 589,899,197,085 277,792,895,534 31,434,732,990 119,883,577,527 61,020,937,299 806,164,827 71% 12% Miisaaniyadda Mashaariicda Bangiga Aduunka Miisaaniyada Sanduuqa (SDF) Miisaaniyadda Mashruuca Maamul-daajejinta Dowladdaha (JPLG) Project) ILED (Iled Project) Mashruuca Horumarinta HABITAT) Wadarta Guud 16% 96,854,072,980 19,894,061,320 8% 39% 77,146,510,000 18,069,907,869 -20,455,025,420 -19,707,562,980 1,824,153,451 1% -20% 2% -9% 35,714,728,000 1% 21,760,991,000 10,332,000,000 -13,953,737,000 -39% 3,447,802,505,538 1% 3,581,440,706,340 133,638,200,802 4% 100%'

Loading...
Loading...