Madaxwaynaha Muddo Xileedkiisu Dhamaaday Ee Muuse Biixi Oo Ergo Udiray Mucaaradka

0
Sunday November 13, 2022 - 13:10:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Muddo Xileedkiisu Dhamaaday Ee Muuse Biixi Oo Ergo Udiray Mucaaradka

    "Hogaamiyayaasha Mucaaridka oo xalay ganafka ku dhuftey ergadan ayaa hadda la sheegaya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hogaamiyayaasha Mucaaridka oo xalay ganafka ku dhuftey ergadan ayaa hadda la sheegaya"

 



Hargaysa (HWN) Madaxweynaha uu muddo xiledkiisu dhammaaday ee Muuse Biixi Cabdi ayaa markii labaad erego u soo dirtay mucaaridka,kuwaas oo ka codsaday inay dib u dhiggaan shaacinta go'aankood iyo mawfiqkooda13 November

 

Ergedan ayaa waxa kamid  ahaa Maayar Mooge , Cali Waran Cade iyo Siyaasi Duur , waxaa ay ka codsadeen Xisbiyadda mucaaradka inay hakiyaan shaacinta go'aankood 13 November ilaa maqribka .

 

Hogaamiyayaasha Mucaaridka oo xalay ganafka ku dhuftey ergadan ayaa hadda la sheegaya inay ka aqbaleen in hadalkooda dib u dhigaan ilaa maqribka


Loading...
Loading...