Komishanka doorashooyinka Somaliland oo ka gaabsadday inay ka hadlaan doorashooyinka!
Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo iska diiday inuu ka hadlo Doorashooyink Komishanka doorashooyinka Somaliland oo ka gaabsadday inay ka hadlaan doorashooyinka!
Haddaba, markii uu dhammaaday kulankaasi ayaa Warbaahintu isku dayday inay wax ka waydiiso waxyaabihii kulankaas lagu soo qaadday iyo labadda doorasho waa Madaxtooyadda iyo ururrada siyaasadda midka soo hormarraysa.
Hase yeeshee Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Hassan ayaa ka gaabsadday su'aalihii ay warbaahintu waydiisay, waxaannu dhammaantood kaga jawaabay aamusnaan.
Hargeisa(HWN):-Guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa kulan la qaatay guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland.

Loading...
Loading...