Dr. Gaboose Oo Uduceeyay Muuse Biixi

0
Sunday November 06, 2022 - 09:32:26 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr. Gaboose Oo Uduceeyay Muuse Biixi

    "waxaan si dhab ah jeclahay madaxweynaha xilkuu hayo inuu EEBE ku asturo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaan si dhab ah jeclahay madaxweynaha xilkuu hayo inuu EEBE ku asturo"



Hargaysa (HWN) Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa sheegay in aanu ahayn qof xaasida, uuna ogyahay  in uu awooda uu bixiyo ilaahay.

Gaboose oo baahiyay qoraal uu kaga hadlayo cida kursiga Bixisa ayaa yidhi:-

 

"Mulkiga iyo talada, hogaanka iyo kursiga waxa bixiya EEBE (SW) waxaana uu siiyaa hadba qofka uu doono  sababtoo ah waxaan ahay adoon ogol ilaahay iyo tasarufka awoodihiisa, mana ihi qof xaasid ku ah hibo EEBE bixiyey balse taa badelkeeda waxaan si dhab ah jeclahay madaxweynaha xilkuu hayo inuu EEBE ku asturo umadana uu cadaalad iyo wanaag ku hogaamiyo kana tago taariikh wacan.

 

Waayo waad ogtihiin waa doon badweynta maraysa naakhuudihiina nin uun baa noqon lahaa dadkaa saaran ee maxasta ahna  waxay  jeclaan lahaayeen  in safarkaasi guul ku dhamaado".  Dr. Maxamed Cabdi Gaboose.


Loading...
Loading...