Nin Dhimirka Ka Buka Oo Gaadhi La Baxsaday

0
Sunday November 06, 2022 - 09:12:04 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Dhimirka Ka Buka Oo Gaadhi La Baxsaday

    Nin Xanuusanaayay oo la baxsaday baabuur u kala gooshaayay gobollada dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin Xanuusanaayay oo la baxsaday baabuur u kala gooshaayay gobollada dalka.

 


Baaburka ayaa aakhirkii galay dhir waawayn oo ku taala duleedka degmada sheekh kadib markii uu manta duhurkii Magaalada hudisa kala soo baxday nin xanuusanyey oo kamid ahaa rakaabkii sarnaa baaburka.

 

baaburka ayuu shukaanta soo qabsaday kadib markii ay rakaabkii iyo darewalkii qado u degaan deeganka hudisa , waxaa uu jiidhay kaantarolka degmada Sheekh kadibna waxaa ka galay Beer ku taala dhinaca waqooyi ee degmada Sheekh .

ma jirto cid wax ku noqotay baaburka waxaa uu ku xidhan yahay saldhiga degmada sheekh ninkii waday.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 



Loading...
Loading...