Shaqo Joojin Ay Ku Dhawaaqeen Duuliyayaasha Diyaarada Kenya Airways

0
Friday November 04, 2022 - 12:59:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqo Joojin Ay Ku Dhawaaqeen Duuliyayaasha Diyaarada Kenya Airways

    "Ururka ayaa sheegay in shaqaalahooda aysan soo xaadiri doonin garoonka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ururka ayaa sheegay in shaqaalahooda aysan soo xaadiri doonin garoonka"



Duuliyeyaasha shirkadda Kenya Airways, ayaa ku dhawaaqay inay shaqo joojin sameyn doonan maalinta Sabtida ah, sida ay ku sheegeen mas'uuliyiinta Ururka duuliyayaasha diyaaradaha ee Kenya Airline (Kalpa).

 

Tallaabadan ayaa timid maalmo kaddib markii uu dhammaaday ogaysiis shaqo joojin ah oo laba toddobaad ah oo ay soo saareen ururka duuliyayaasha, kuwaas oo dalbanaya in shirkaddu dib u bilowdo wax ku biirinta sanduuqa lacagta la siiyo dadka hawlgabka ah.

 

Ururka ayaa sheegay in shaqaalahooda aysan soo xaadiri doonin garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, waa garoonka ugu weyn dalka, waana garoonka afaraad ee ugu mashquulka badan Afrika


Loading...
Loading...