Siyaasi cali Guray Oo Fashiliyey Qorshe Uu Maagan Yahay Muuse Biixi Oo Wakhtigii La Doortay Ka dhamaanayo
Siyaasi cali Guray Oo Fashiliyey Qorshe Uu Maagan Yahay Muuse Biixi Oo Wakhtigii La Doortay Ka dhamaanayo
Hargeysa(HWN):-siyaasi Cali Guray ayaa fashiliyey qorshe uu maagan yahay madaxweynaha uu wakhtigii la doortay ka dhamaaday ee Muuse Biixi.
siyaasi Cali Guray ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi :-
Muuse Biixi wuxu u socdaa in aan wax doorasho ahina qabsoomin qiilna ka dhigto madaxwayne la doortay baan ahay madaxwayne la doortay ayuun baana i bedeli karaa sidaana xukunka ku haysto inta uu nool yahay.
Hadii aan taladii hogaamiye dhaqameedka dib loogu noqon ma jiro xal kale oo lagu kala bixi karaana eh sidaa ha loo ogaado .." Muj
Cali Guray
Loading...
Loading...