Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Suldaan La Caleemo Saarayey

0
Thursday October 06, 2022 - 11:11:40 in News by Abdi Good
  • Visits: 2274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Suldaan La Caleemo Saarayey

    Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Suldaan La Caleemo Saarayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Oo Xabsiga Dhigay Suldaan La Caleemo Saarayey
Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabay Suldaan Ibrahim C/Laahi Nuur.

Ibrahim oo Beesha Ugaadh Cumar(Habaryoonis) loo Caleemo Saari lahaa 8-Oct-2022 ayaa Ciidanku Qabteen isagoo Boodhadhkii Caleema Saarkiisa ku Dhajinaya Wadooyinka Waawayn ee Hargaysa.


May be an image of 1 person, standing and outdoors

Loading...
Loading...