Sidee Ayaa Loo Arki Doonaa Madaxtinimada Muuse Biixi Marka La Gaadho 13 November?

0
Thursday October 06, 2022 - 10:56:49 in News by Abdi Good
  • Visits: 1532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee Ayaa Loo Arki Doonaa Madaxtinimada Muuse Biixi Marka La Gaadho 13 November?

    Sidee Ayaa Loo Arki Doonaa Madaxtinimada Muuse Biixi Marka La Gaadho 13 November?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidee Ayaa Loo Arki Doonaa Madaxtinimada Muuse Biixi Marka La Gaadho 13 November?
Mujaahid Cali Guray ayaa soo bandhigay xujooyinka siyaasadeed ee horyaala Muuse Biixi oo loo sameeyey mudo kordhin aan sharci ahayn.

siyaasi Cali Guray ayaa qoraal uu soo saaray ku soo bandhigay sida loo arki doono madaxtinimada Muuse Biixi marka la gaadho 13 November, waxaanu ku yidhi qoraalkiisa:-


"Madaxwayne Muuse wuxu haystaa ilaa 13ka November in uu noqdo Madaxwayne la isla ogol yahay iyo in mucaaridku mawqifkooda ku adkaaystaan in ka dab taariikhdaasi aanay u arki doonin madaxwayne sharci ah hadii aan inta ka horaysa la helin wax lagu heshiis yahay. 

Muuse wuu hayaa mawqifka bulshada caalamku ay ka qaateen muddo kordhinta guurtida. Xaaladda Somaliland ayaa ugu dambaysta ku xidhmi doonta mawqifka madaxwaynuhu ka qaato dhawaaqyada mucaaridka iyo daneeyayaasha Somaliland ee caalamiga ah.

May be an image of 2 people

Loading...
Loading...