Musuq Maasuq Uu Ka Dhaartay Agaasimaha Wasaarada Ciyaaruhu Oo La Soo Bandhigay Cadayn Muujinaysa

0
Monday October 03, 2022 - 15:27:25 in News by Abdi Good
  • Visits: 1319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuq Maasuq Uu Ka Dhaartay Agaasimaha Wasaarada Ciyaaruhu Oo La Soo Bandhigay Cadayn Muujinaysa

    Musuq Maasuq Uu Ka Dhaartay Agaasimaha Wasaarada Ciyaaruhu Oo La Soo Bandhigay Cadayn Muujinaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musuq Maasuq Uu Ka Dhaartay Agaasimaha Wasaarada Ciyaaruhu Oo La Soo Bandhigay Cadayn Muujinaysa
 Abdirashid Aideed Yasinoo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, wuxuu shalay ka mid ahaa Dhibanayaasha hor yimi Maxakamadda Gobolka, wuxuu ka dacwoonaayay XoghayeTadhase Yuussuf, wuxuu hore u sheegay Tadhase in Cabdirashiid inankiisa Caydiid shaqaalaha Wasaaradda qoray, Agaasimuhu wuxuu ku sheegay been abuur, Agaasime waatan warqaddi inankaaga aad ku shaqo gelisay, musuqmaasuqa aad samaysay ee aad kaga dacwoonayso Tadhase kan ma yahay ? Kitaabku wuu ku qabanayaa!



No photo description available.
Loading...
Loading...