Fadhiyadii Golaha Wakiilada Oo Dib U Furmay Iyo Gudoomiye Khaliif Oo Ka Hadlay Khilaafkii Jiray
Fadhiyadii Golaha Wakiilada Oo Dib U Furmay Iyo Gudoomiye Khaliif Oo Ka Hadlay Khilaafkii Jiray
2
Golaha wakiilada somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa maanta dib u bilaabay fadhiyadii caadiga ahaa kadib markii uu kooram la,aan uu u furmi waayey todobaaydyadii ugu danbeeyey.
Gudoomiyaha Gollaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa saaka sheegay in uu soo dhamaaday khilaafkii u dhexeyey Mudanayaasha Gollaha islamarkaana ay ka wada hadleen Mudanayaasha Qaarkood
Loading...
Loading...