Muuse Biixi Oo Gudoomiye Ku Xigeenka Guurtida Iyo Xildhibaano Kaga Baxay Balan Uu u Qaaday

0
Monday October 03, 2022 - 10:11:06 in News by Abdi Good
  • Visits: 2789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Gudoomiye Ku Xigeenka Guurtida Iyo Xildhibaano Kaga Baxay Balan Uu u Qaaday

    Muuse Biixi Oo Gudoomiye Ku Xigeenka Guurtida Iyo Xildhibaano Kaga Baxay Balan Uu u Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Gudoomiye Ku Xigeenka Guurtida Iyo Xildhibaano Kaga Baxay Balan Uu u Qaaday
gudoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha guurtida Siciid Jaamac oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan golahaasi ayaa Muuse Biixi ka waayey madaxtooyada oo ay tageen.

wararku waxay sheegayaan in Siciid Jaamac iyo xildhibaanada Wehelinayey ay Muuse Biixi ka doonayeen lacag loo balanqaaday in la siinayo Marka ay mudo kordhinta sameeyaan balse markii ay madaxtooyada tageen ayaa lagu wargeliyey inaanu madaxweynuhu joogin oo uu nasasho u tagay beertiisa oo uu ilaa hada ku maqan yahay.


gudoomiye Saleebaan ayaa dhankooda qaatay lacag gaadhaysa $500,000(Shan boqol oo Kun oo doolar) oo loogu sheegay sagootin iyo abaalgud isaga todobaadkana u dhoofaya dalka Ingiriiska, balse gudoomiye ku xigeenkiisa Siciid Jaamac oo markii uu ka shaqeeyey celinta xeerarka doorashooyinka la siiyey lacag dhan $10,000(toban Kun oo doolar) ayaa isaga iyo xildhibaanada guurtida uu Muuse Biixi kaga baxay balanqaadkii uu u sameeyey mudo kordhinta ka hor.

May be an image of 3 people and text that says 'istry O Develos'


Loading...
Loading...