Suldaan Xaaraan Ku Tilmaamay Muddo Kordhinta Guurtidu Samaysay

0
Sunday October 02, 2022 - 10:15:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Xaaraan Ku Tilmaamay Muddo Kordhinta Guurtidu Samaysay

    "xukumadaa waqtigeedi dhamaadey warkoodu waxuunbuu ku danbeynayaa tayda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"xukumadaa waqtigeedi dhamaadey warkoodu waxuunbuu ku danbeynayaa tayda"


Hargaysa (HWN) Suldaan Ayaanle Oo Ka Mid ah Madaxdhaqmeedka Waaweyn Ee Somaliland Ayaa xaaraan ku tilmaamay muddo kordhinta ay sameeyeen Golaha Guurtidu.

 

Suldaanka ayaa intaasi ku daray in aanay shacabku aqbalayn muddo kordhintan, ayna tashan doonaan shacabku

 

"Waxaan Xaraan Ku Tilmaamayaa muddo  kordhinta madaxawaynaha iyo golaha gurtida ee labadaba ay gacan tooda ku fushadeen, Go’aanka ka fog xaqiiqada umadani aqbali mayso maanta golahaa waqtigiisi dhamaadey iyo xukumadaa waqtigeedi dhamaadey warkoodu waxuunbuu ku danbeynayaa tayda dhacdey tayda dhacday umadani way tashanaysaa ama toodey noqon ama somaliland wadajirkeedaa la eegaa” ayuu yidhi Suldaan Ayaanle Oo Ka Mid Ka Madaxdhaqmeedka Somaliland

 

Inta badan shacabka Somaliland ayaa ka soo horjeestay muddo kordhintan shalay ay sameeyeen Golaha Guurtidu, iyagoo ku tilmaamay mid aan xal unoqonayn khilaafka bilihii ugu dambeeyay ragaadiyay Somaliland


Loading...
Loading...