Garyaqaan ka hadlay talaabada gudoomiye Saleebaan Ku Soo Celiyey Xeerarka Doorashooyinka

0
Wednesday September 28, 2022 - 14:37:02 in News by Abdi Good
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garyaqaan ka hadlay talaabada gudoomiye Saleebaan Ku Soo Celiyey Xeerarka Doorashooyinka

    Garyaqaan ka hadlay talaabada gudoomiye Saleebaan Ku Soo Celiyey Xeerarka Doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garyaqaan ka hadlay talaabada gudoomiye Saleebaan Ku Soo Celiyey Xeerarka Doorashooyinka


Ex. Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Jaamac ayaa sharci daro ku tilmaamay qaabkii gudoomiye Saleebaan u soo celiyey xeerarkii doorashooyinka.


garyaqaan Maxamed Jaamac oo ka hadlaya talaabada uu qaaday gudoomiye Saleebaan ayaa waxa uu yidhi:-


"Dastuurka in lagu ciyaaro maaha, hadii uu xeerku golaha wakiilada cod kaga baxay waa inuu golaha guurtida cod kaga soo noqdaa, Saleebaan markaa arintiisu dastuurkiibay khilaafsan tahay "

"Sharci iyo sharci daraba hadii mooshinkaasi golihii wakiilada ka soo gudbay go’aanka waxaa laga rabay golaha guurtida ee shirgudoonka guurtida lagama rabin ".

"Xildhibaana xeerkii ka daba yimi oo soo dacweeyay? Masoo dacweyn karaan, xeerkaasi markuu golaha guurtida ka soo noqdo ayay yagu go’aan halkaasi ula fadhiyaan waxay ka yeeli lahaayeen marku wakiilada ku soo noqdo ".

Ex. Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Jaamac oo ka mida mudanayaashii hore ee golaha wakilada xisbiga Kulmiye ugu jiray .

Loading...
Loading...