"Saleebaan Arinkiisu Dastuurka Ayuu Khilaafsanyahay" Garyaqaan Maxamed Jaamac

0
Tuesday September 27, 2022 - 09:05:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Saleebaan Arinkiisu Dastuurka Ayuu Khilaafsanyahay" Garyaqaan Maxamed Jaamac

    "Dastuurka in lagu ciyaaro maaha, hadii uu xeerku golaha wakiilada cod kaga baxay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dastuurka in lagu ciyaaro maaha, hadii uu xeerku golaha wakiilada cod kaga baxay"


Hargaysa (HWN) Ex. Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Jaamac, kana mid ahaa mudanayaashii hore golaha wakiillada ayaa tafsiir sharci ka bixiyay xeerkii kartoonka ku jiray ee labada gole isku tuurtuurayeen.

 

"Dastuurka in lagu ciyaaro maaha, hadii uu xeerku golaha wakiilada cod kaga baxay waa inuu golaha guurtida cod kaga soo noqdaa, Saleebaan markaa arintiisu dastuurkiibay khilaafsan tahay "



"Sharci iyo sharci daraba haddii mooshinkaasi golihii wakiillada ka soo gudbay go’aanka waxaa laga rabay golaha guurtida ee shirguddoonka guurtida lagama rabin ".


"Xildhibaanada xeerkii ka daba yimi oo soo dacweeyay? Masoo dacweyn karaan, xeerkaasi markuu golaha guurtida ka soo noqdo ayay iyagu go’aan halkaasi ula fadhiyaan waxay ka yeeli lahaayeen marku wakiillada ku soo noqdo ".

Loading...
Loading...