Akhriso Magacyada Xildhibaano Laga Been Abuurtay Saxeexooda Iyo Magacooda Oo Ku Jira Dacwada Loo Gudbiyey Guurtida

0
Sunday September 25, 2022 - 13:05:33 in News by Abdi Good
  • Visits: 2022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Magacyada Xildhibaano Laga Been Abuurtay Saxeexooda Iyo Magacooda Oo Ku Jira Dacwada Loo Gudbiyey Guurtida

    Akhriso Magacyada Xildhibaano Laga Been Abuurtay Saxeexooda Iyo Magacooda Oo Ku Jira Dacwada Loo Gudbiyey Guurtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Magacyada Xildhibaano Laga Been Abuurtay Saxeexooda Iyo Magacooda Oo Ku Jira Dacwada Loo Gudbiyey Guurtida

xildhibaan Bille Cabdi Goohe oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland ayaa soo bandhigay magacyada xildhibaano laga been abuurtay oo la sheegay inay ku jiraan 46 xildhibaan oo dacwad u gudbiyey golaha guurtida.

xildhibaan Bille oo la hadlay warbaahinta ayaa soo bandhigay magacyada xildhibaanada laga been abuurtay:-


"Waa la iga been abuuray kuma jirin warqadaas xalay la soo saaray, waxa kale oo laga been abuuray Xildhibaanno kale oo uu ka mid yahay Xildhibaan Walhad, oo ka mid ahaa Xildhibaannadii u codeeyey wax ka beddelkii Xeerarka, waxa kale oo ku jira Xildhibaan Maydhane oo halkan imika taagan, Jaamac Caanaboodhe oo fasax ku maqan, saxeex malaha waxna ma qori karo, Xildhibaan Yaasiin Faratoon oo fasax dheer ku jira, Aamin Saleebaan fasax ayuu ku maqan yahay, Guuleed Warsame laba jeer ayuu ku qoran yahay, tirade lagu buuxinayaa sida ka muuqata. Sidaas darteed arrimaha been abuurka ahi waa mamnuuc, anigu dembi ayaa ku oogaa ciddii been abuurkaasi iga samaysayā€¯
Xildhibaan Bille Cabdi Goohe
May be an image of 2 people, people sitting and indoor

Loading...
Loading...