Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ucid Ismaaciil Faarax oo dhambaal tacsi ah u diray ehelada uu ka baxay marxuun Cali Madoobe

0
Sunday August 14, 2022 - 20:43:31 in Articles by Abdi Good
  • Visits: 881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ucid Ismaaciil Faarax oo dhambaal tacsi ah u diray ehelada uu ka baxay marxuun Cali Madoobe

    Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ucid Ismaaciil Faarax oo dhambaal tacsi ah u diray ehelada uu ka baxay marxuun Cali Madoobe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ucid Ismaaciil Faarax oo dhambaal tacsi ah u diray ehelada uu ka baxay marxuun Cali Madoobe

Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun.

aniga oo ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga Ucid Ismaaciil Faarax waxaan dhambaal tacsi ah oo tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan qoyska uu ka baxay odaygii beesha Guullane (Arab) iyo somaliland oo dhan marxuun Cali Ducaale Seed Ismaaciil(Cali Madoobe) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.


waxaan si gaar ah tacsi u gaadhsiinayaa Maxamed Cali Madoode, Cabdisamad Cali Madoode, Xuseen Cali Madoobe iyo Nuura Cali Madoobe oo aan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan haydinka siiyo aabo, marxuunkana janooyinkiisa haku casuumo.

Aaaamiiiinnnnnn                            Aaammmmiiinnnnnn                                            Aaammiiinnnnn
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...