Madaxwayne Muusow Maanta Ceeboowday !

0
Saturday August 13, 2022 - 10:22:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Muusow Maanta Ceeboowday !

    By Mohamed Rajab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

By Mohamed Rajab

Bulshada Boqran ee nn ka beermay baan salaamayaa Dadka aan Wada dhalanay baan leeyahay Talo iga gudooma dadkaygiiyow Dawlada waxaa lagu noqdaa ,Dal Waxaa lagu noqdaa madaxwbaanaan marka shuruuc iyo kala danbayn jirto marka ismaqal iyo isu tanaasul jiro ,marka danta shacbiga laga shaqaynayo .



Madaxwayne waxaad samaysay waa kahald wayn oo diini iyo maadiba ah. Mar hadii aad :

•         Waxaad ku tumatay Qawaaniintii iyo shuruucdii dalka .

•         Waxaad Xabado nool nool u adeegsatay Dadkaagi ..

•         Waxaad xalaasahtay shacbigaagag dhigooda si aad kurisga ugu sii fadhido taasina dhici mayso.

•         Waxaad dadka abrtay qabyaaladii abahaa iyo hooyada kugu dhaleen.

•         Waxaad umada u horseeday dagaal sokeeye .

•         Waxaad dulaan kutahay Somaliland ,

•         Waxaad diiday ictraafkii ood ka doorbiday in aad kharash ka cuntid.

•         Waxaad samaysay  dabar goonta dhamaanba garaxajis wayne .

•         Waxaad samaysay in aad shaqada ka erido dhamaanba cidkaste oo ku abtirsata Garxajis.

•         Waxaad shaqalaysiisia y beeshiina beelaha kale bahwadaagta tihiin.iyaguna waxaay shaqaalaysiyey dadkale .

•         Maadaxwayne shaqaalaha ugusareeya ilaa kuwa ugu hooseeya &79% waa reerkiina iyo kuwa ay bahawadaagta yihiin sidaasna Somaliland ku noqanmayso qaran la wada leeyahay ..

•         Madaxwayne DAdaalkii aad qarnakaaga ugu jirtay manta ayuu burburay .

Maxaa hadaba la gudboon shacabaka ..

•         In sii wadaan mudaaharaadyada .

•         In ay umidoobaan dhamaanba waxkaste oo qarankan dan u ah.

•         Waxaa in ay danta qarnkooda eegaan .

•         Waa in qabyaalada ay wadaa labada belood ay il kuwada eegaan  joojiyaan dhamaanba waxkaste oo somaliland u dan ah.

•         Waa aqoontu shaqaysaa oo sidii jahinimada aan loo tuman .

 

Maxaa lagudboon ciidan ka ….


•         Wa ain ay dirayska dhamaanba iska saaraan.

•         Wa ain raali galin bixiyaan

•         Waa in ay shacbgood u turaan .

•         Waa in danta shacbigooda ka taliyaan.

 

Ugu danabayn Somaliland waaxaa qacantiisa ku burburiyey waa Muuse biixi Abdi..

Waxaan leenahay Somaliland manta laga bilaabo waa maamul goboleed.

 

Aqoonyhan Mohamed Ismail Salah

0634416899….

 

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...