Cid Walba Far Waaweyn Haloogu Dhigo In Somaliland Qayrkeed KuDhaaftay Nabad Galiyo Mudaharaadkana Ku Qaldanayeen Ciddii Abaabushay

0
Saturday August 13, 2022 - 10:01:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cid Walba Far Waaweyn Haloogu Dhigo In Somaliland Qayrkeed KuDhaaftay Nabad Galiyo Mudaharaadkana Ku Qaldanayeen Ciddii Abaabushay

    W/Q: Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse riiraash

Duni waxaynu joognaa cidda maanta xaslilooni haystaa ku jiraan nicmo amni oo wax loo Dhigaa jirin.

 

Somalilandtuna dalalka kale  dheertahay amaankeedan ay ilaashaneeyeen in ka badan wakhtiyo badan kuna soo caano maalayeen.

 

Hooyada lafadhida dariiqa tamaandhada iyo caanaha amaba khudaarta,ganacsatada suuqa wax ku gadanaya iyo dadka ku suganba,kuwa farmasiiyada haysta amaba tukaamada iyo wixii la mida amaba shaqaalooyinka kale ee daaraha waaweyn ka dhistay dalkeena iyo inta dhex joogtee ay ka midyihiin gaadiidlayda iyo dadkaasiba waxa ay dareemayeen nabadgaliyo iyo ku qanacsanaan dalkooda ay ku qanacasanaayeen  Dadkaasi xaq uma leh in la cabsi galiyo amaankoogana la gilgilo kuwaaas oo kursi doonayaal ay ku dhahaan noo dhinta si aan kursiga u fuulno!!!!!!

 

Run ahaantii kuwii mudaharaadka dadka ugu baaqay iyo mashaakiilkii dhacay wax loo baahna maaha.

 

Ee somaliland nabadeeda ha ilaashadaan ciidanka amaanka ee habeen dharaar usoo jeedaa amaankeena halla dhowro.

 

Waxana tacsi u dirayaa dadkii masaakiinta ee lasoo qalday intii dhaawaca rabbi ha buggo dhayo.xisbiyada way ku fashilmeen mudaharaadkii

 

W/Q: Hamse riiraash

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...