Xukuumada Oo Dagaal Siyaasadeed Ku Qaaday Ururka Kaah, Maayarka Berbera Iyo Badhasaabka Oo Xafiis Ka Xidhay

0
Sunday August 07, 2022 - 12:15:08 in News by Abdi Good
  • Visits: 2898
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Dagaal Siyaasadeed Ku Qaaday Ururka Kaah, Maayarka Berbera Iyo Badhasaabka Oo Xafiis Ka Xidhay

    Xukuumada Oo Dagaal Siyaasadeed Ku Qaaday Ururka Kaah, Maayarka Berbera Iyo Badhasaabka Oo Xafiis Ka Xidhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Dagaal Siyaasadeed Ku Qaaday Ururka Kaah, Maayarka Berbera Iyo Badhasaabka Oo Xafiis Ka Xidhay



Badhasabka Gobolka saaxil iyo Maayirka Berbera ayaa dadaal wayn ka galay sidii astaanta looga baa'bin lahaa guri uu kiraystay Ururka Kaah oo ku yaal xafadda daaroole ee magalada Berbera.

Guriga ayaa hore waxa ugu Kiraysnaa Xisbiga Kulmiye balse waxa lagu yeeshay lacago aad u badan waxana uu maamulihii gurigaasi go'aansaday in uu gurigaasi cid kale ka kiraysto madama oo dhawr sano aanu qaadan lacagta uu gurigaasi kaga kiraysnaaa Xisbiga Kulmiye.

Waxa la xidhay maamaulka Hotel.ka Maansoor oo isagu gurigaas masuul ka ahaa, markii saldhiga lagu xidhay waxa mamaulaha lagu amray in uu guriga dib uga kireeyo Xisbiga Kulmiye lacagtiisi horena la siiyo, isaga oo saldhiga ku jira ayuu-na aqbalay arintaasi.

May be an image of 3 people and outdoors

Loading...
Loading...