Madhabaa In Maayarka Berberi Dhisayo Ururka Siyaasi Maxamuud Xaashi?

0
Saturday August 06, 2022 - 15:47:33 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madhabaa In Maayarka Berberi Dhisayo Ururka Siyaasi Maxamuud Xaashi?

    khilaaf xoogani Oo soo kale dhex-galay Maayirka Berbera Iyo Wasiir Kaahin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

khilaaf xoogani Oo soo kale dhex-galay Maayirka Berbera Iyo Wasiir Kaahin

Hargaysa (HWN) Maayirka Berbera Ayaa Guryo Uu Leeyahay Ku Buufiyey Astaanta Ururka Kaah Ee Uu Hogaamiyo Siyaasi Maxamuud Xaashi



Mid ka kid ah guryaha uu maayir cidin ku leeyahay xafadda daaroole ee magalada Berbera ayaa  lagu buufiyey astaanta ururka KAAH, Gurigan ayaa hore waxa ugu buufisnaa astaanta Xisbiga Kulmiye


Waxana muuqata in maayir Cidin ka sii socodo Xisbiga Kulmiye oo mudo dheer ka mid ahaa, iyada oo Maayir C/shakuur Cidin hore uga muquurtay xalfaddo Xisbiga Kulmiye ku lahaaa magaalada Berbera taasi oo lagu soo casuumay balse aanu ka soo qaybgalin


Waxa xusid mudan in uu khilaaf xoogani soo kale dhex-galay Maayirka Berbera Iyo Wasiirka arimaha gudaha Somaliland taas oo sababi karta in Cabdishakuur Ciddin uu ku waayo xilka maayirnimo


Waxana muuqata in maayirka Berbera uu wakhtiga dhisayo Siyaasiga Maxamuud xaashi oo ah nin  xulufadiisa siyaasiga ahi tahay mid aad u badan.

Loading...
Loading...