Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada Caasimada Harheysa.SAWIRO

0
Saturday July 23, 2022 - 15:22:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada Caasimada Harheysa.SAWIRO

    "Kulanka waxa sidoo kale ka soo qayb galay oo hadallo ka soo jeediyay Xoghayaha Guud"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulanka waxa sidoo kale ka soo qayb galay oo hadallo ka soo jeediyay Xoghayaha Guud"

Hoggaanka Garabka Dhallinyarada heer Qaran ee Xisbiga WADDANI ayaa maanta Xarunta Dhexe ee Xisbiga kulan kula qaatay qaybo ka mid ah dhallinyarada caasimadda Hargeysa. Kulankan ayaa qayb ka ahaa dardar gelinta hawlaha Xisbiga.



Kulanka waxa sidoo kale ka soo qayb galay oo hadallo ka soo jeediyay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mudane Khadar Xuseen Cabdi iyo Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta ee gobolka Maroodijeex Cabdiraxmaan Maxamuud Rooble (Cabdi Six) kuwaas oo dhallinyarada ku dhiiri geliyay in ay kaalin weyn ka qaatan dadaallada lagu doonayo in dalkan doorasho ka dhacdo 13-ka November.


May be an image of 11 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 9 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people sitting, suit and indoorMay be an image of 6 people, people sitting, headscarf and indoor

Loading...
Loading...