Faysal Oo Ka Hadlay Balanta Xukuumadu Sheegtay In Uu Ka Dalbaday Xisbiga Waddani

0
Friday July 22, 2022 - 21:59:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Faysal Oo Ka Hadlay Balanta Xukuumadu Sheegtay In Uu Ka Dalbaday Xisbiga Waddani

    "Khilaafkan doorashada ayaa yimid Xili Somaliland shacabkeedu la daalaa dhacayaan Abaar"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Khilaafkan doorashada ayaa yimid Xili Somaliland shacabkeedu la daalaa dhacayaan Abaar"

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay war ka soo yeedhay Xukuumada Muuse Biixi, khaasatan Madaxwayne Muuse iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin, warkaasi oo ahaa in xisbiga Waddani uu dalbaday in uu gaar ula kulmo Muuse Biixi.



Faysal ayaa sheegay in xukuumada Muuse bilawday dhaqan Been abuurasho ah.


No description available.


Sidoo kale waxaa warkaasi beeniyay hogaanka Xisbiga Waddani.

Weli waxaa Somaliland ka taagan khilaaf ku saabsan doorashooyinka la faliyay inay dhawaan ka dhacaan Somaliland.


Khilaafkan doorashada ayaa yimid Xili Somaliland shacabkeedu la daalaa dhacayaan Abaar iyo sicir barar Saameeyay danyarta, dhibaatooyinkaasi oo dawladii xal ukeeni lahaydna ay ku mashquul santahay difaacida kursiga Muuse Biixi





Loading...
Loading...