Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Ku Baaqday In La Sii Daayo Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhan
Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqday In La Sii Daayo Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhan
Siyaasiyiinta xidhan ayaa ka tirsan Xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID, kuwaasoo la xidhay xilli ay mucaaridku isku diyaarinayeen isu soo bax ay ku dalbanayaan qabsoomidda doorashadda Madaxtooyadda oo muddaysan 13-ka bisha November ee Sanadkan 2022-ka.
Hargeisa(HWN):-Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqday In La Sii Daayo Saxafiyiinta Iyo Siyaasiyiinta Xidhan.

Loading...
Loading...