Aynu Eegno Uuraysataye,Waxay Umuli Doonto. Allahayow Maxay Noqonninkii Awrkii Lacagastay

0
Tuesday June 28, 2022 - 13:02:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aynu Eegno Uuraysataye,Waxay Umuli Doonto. Allahayow Maxay Noqonninkii Awrkii Lacagastay

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

Bismillaahi Araxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B],


Tu khaas ahna bahda H/W iyo akhristayaasha.



 Adamaha amaanada aqbalayo,Saartay oogada,


Akhiro dhibteedana ogobeey,Eebbe muu qarin,


Adigoon afeef hore lahayn,Erayna meelaysan,


Aflaagaado idinkaa dalbadayo,Soo ilaaq tigaye,


Anfaciyo dadkoon idinku qabin,Ayatiin filasho,


Indho la’an islaan lagu ogaa,Daaqday ubadkedi,


Awood shacabka lagu taagsaday,Baanu argna,


Itaal lama adeegsado,Arinaad aadyar fulinlayd,


Argagaxaad abuurteen daraad,Waa afkala qaad,


Uadkaysta eedaha dadkiyo,Uunka hadalkiisba,


Ama dhiga amaanada,Haddeer amiinkiin dhimaye,


                       Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...