Maxaa looga hadlaya Kulanka Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?

0
Tuesday June 28, 2022 - 07:59:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlaya Kulanka Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?

    Guddoonka Golaha labada ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonka Golaha labada ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada



Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo talaado ah ay kulan wadajir ah ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.


Guddoonka Golaha labada ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada inay soo xaadiraan Kulanka maanta, iyada oo Ajanadaha kulanka uu yahay Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022, waxaana hortegi doona Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.



 

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sabtidii todobaadkaan ansixiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare, waxaana weli horyaalla Sharciyo dhowr ah oo u baahan inay ansixiyaan si loogu gudbiyo Xildhibaannada Aqalka Sare.

Loading...
Loading...