Somaliland Oo Dambi Ku Weyday Nin Lagu Eedeeyay In Uu Aflagaadeeyay Madaxweynaha Jabbuuti

0
Tuesday June 28, 2022 - 07:39:26 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Dambi Ku Weyday Nin Lagu Eedeeyay In Uu Aflagaadeeyay Madaxweynaha Jabbuuti

    "Xeer Ilaalinta ayaa racfaan ka qaadatay go'aanka Maxkamadda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xeer Ilaalinta ayaa racfaan ka qaadatay go'aanka Maxkamadda"

Maxkamadda ku taalla degmada Gabilay ee Somaliland ayaa maanta wax dambiya ku wayday Aarre Sulaymaan Cawleed, oo lagu eedeeyay in uu aflagaadeeyay madaxweynaha Jabbuuti Ismaaciil cumar Geelle.

 

Xeer Ilaalinta ayaa racfaan ka qaadatay go’aanka Maxkamadda, lamana sii dayn Aarre Sulaymaan.

 

Aarre Cawleed, ayaa ah mu’waadin reer Jabbuuti ah balse sannadii la soo dhaafay ku noolaa Somaliland. waxana uu inta badan dhaliilaa hannaanka uu Jabbuuti u maamulo madaxweyne Geelle.

 

Waxyaabaha lagu eedeeyay Aarre, waxa ka mid ah in uu" Dilaa” ku tilmaamay madaxweyne Geelle iyo in uu qoyskiisa aflagaadeeyay balse dhammaan eedahaasi Maxkamaddu way ku wayday.


Loading...
Loading...