Maxaa Loo Lahaa Horaa Loo Soconayaa Sowtan Dib Loo Noqday?

0
Monday June 27, 2022 - 11:36:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Loo Lahaa Horaa Loo Soconayaa Sowtan Dib Loo Noqday?

    Khaalid Moham

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khaalid Moham

Somaliland waxa ay tubta saartay dib u noqosho iyo in ay dib u gurato waxaana sababteeda leh mw muuse iyo xukuumadiisa sii rafanaysa waxay ku sumawday dib u noqosho.

 

Somaliland aan lahayn laydh jaban oo aanay waliba tahli karayn shacbiga somaliland ee ay aafeeyeen sicir bararku.

 

Somaliland caasimadeedu biyo la,aan tahay oo aanay biyo ku filan lahayn wakhtigii uu joogay me muse na ay intii hore u haysataa wayday biyii ay heli jirtay

 

Somaliland amaankeedu aanu 100% ahayn oo bulshadu isku kaashadeen siday amaankoda u ilaashan lahayen at samaysteen gaadhadh ilaaliya oo amaankooda suga si iskaashi ah.

 

Sidoo kle waxa samaysay koox magac ku macaash ah oo loo garan og yahay sirdoonka leexsan kuna jiraan wiilka uu mw muuse dhalay kaas oo dad badan ku jidh dilay hargaysa dhexdeeda cid loo ashkatoodo iyo cidii laga ashkanoonayayba kala baqanaysaa.

 

Somaliland ciidankii police ku ay noqoden  dadqalo iyaga amaanka laga ilaalinayo oo xabsiyada ku dhex jidh dila maxaabiista una  kala qaadqaada reero oo u kala ab tiriya.

 

Somaliland badbaado qaran ayay u baahan tahay guul ban u rajaynayaa cid kasta oo badbaadada qaran ka shaqaynaysa oo dib u noqoshada la hor imanaysa.

 

Wabilaahi towfiiq. 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...