Wasiirka Maaliyadda Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta

0
Monday June 27, 2022 - 10:00:45 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyadda Oo Diiday Inuu Hor Tago Xeer-Ilaalinta

    Wasiirka Xilgaarsiinta ah ayaa intas ku daray in uu u hoggaansami doono

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Xilgaarsiinta ah ayaa intas ku daray in uu u hoggaansami doono

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa iska diiday in uu hor tago xafiiska xeerilaaliyaha Qaranka, kadib markii horay Xeer ilaalintu u dalbtay in Wasiirku hor yimaado.

Wasiir Beyle ayaa diidmadiisa u Cuskaday qodobbo Dastuuri ah,waxaana uu sheegay in xafiiska xeerilaaliyaha Qaranka uusan awood u leheyn in uu u yeero isaga, taa baddal keedana looga yeeri karo oo kaliya Xafiiska Garyaqaanka guud ee Dalka.


Wasiirka Xilgaarsiinta ah ayaa intas ku daray in uu u hoggaansami doono soo jeedinta iyo go’aamada uu u soo jeediyo Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dalka, isagoo intaa ku daray in loo baahan yahay in Xeer ilaalintu ay soo marto Xafiiska G aryqaaanka.



Loading...
Loading...