Intaan ka ogahay xanuunada nafsaanigaa
Nooca koowaad waxa loo yaqaan
Aad ayaa ay u badan yihiin xanuunada nafsiga ah ee qofka ku dhaca, hakasoo bilawmaan caruurnimo ama dhalinyarnimo ama qaangaadhnimo amaba haku koobnaadaan caruurta oo kaliya se halkan waxaan idinkula wadaagayaa intaan ka ogahay xanuunka depression (iktiaabka).
Xanuunka depression ku waa: murug qofka soo food saarta ilaa ay muquuriso ama baabiiso farxadisa iyo xiisaha noloshoo dhan waxaanuu u qaybsamaa dhawr nooc .
Nooca koowaad waxa loo yaqaan
depression fractional anisotropy: hadii aanan qaldanayn waa murug xoogan oon qofka laga dareemi karin qofkaas waxuu wadan karaa noloshiisa waxuu soo hooyn karaa guulo badan waanay adagtay in laga fahmo in xanuunkaas la tacaalayo . Dadka isu dilay awgiina waxa kamid ahyd boqoradii quruxda dalka USA sanadii 2019.
Hadba si ayuu u kala xooganyay habese yaraatee lama xidhiidho jin iyo sixir ama xanuunada rooxaanigaa ee u bahaan cilaajyada iyo quraan saarka waana xanuun ku dhici kara cid kasta haku sii badnaado dadka da doodu u dhaxayso 16_40 jir .
Maxaa keena?
Waxa keena arimo dhawr ah oo isugu jira arimo deegaameed ama nololeed ama hideed iwm.
Waxajira arimo sii xoojiya inuu xanuunkaas stage khatara gaadho waxaa kamida .
Family la aanta ama family problem ka ,bulshada oon ahyn mid isku duuban ama family ga oo ahyn mid isku duuban .
Calaamadaha lugu garto.
1. Qofkii oo rajo aanka lahyn nolosha
2. Daal iyo wahsi.
3. Nicida wax kasta oo uu qofku jeclaa
4. Kalsoonida oo burburta.
5. Dhoola cadaynta iyo indhaha oon is match greenayn.
6. Qofkoon badi hurda. Ama soo jeed badan.
7. Is waydiimo joogta.
8. Gogosha inaa subuxii ka kacdoo kugu dhiba
Aad ayay u badanyihiin se intani waa mid kamid ah
Sidee lagaga bixi karaa.
1. Waqtigaaga ood buuxiso gabi ahaantiiba oonad hilin chance aad ku seexato mid ka badan.
2. Dhakhtar aad hadii aad aragto inaad u baahanty.
3. Ka fagaw 100 jeer heesaa murugadaa iyo drugs ka.
4. Xooga saar nolosha dhinaceeda wacan.
5. Dadka soo dhexgal markasta...
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...