Muuse Biixi ,Maxamuud Hashi Dacwad Baa Utaala Maxkamada Caalmiga Ah

0
Saturday June 25, 2022 - 09:19:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi ,Maxamuud Hashi Dacwad Baa Utaala Maxkamada Caalmiga Ah

    W/Q: Garyaqaan Mohamed Ismail Salah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Garyaqaan Mohamed Ismail Salah

Muuse Biixi ,Maxamuud,Haashi, iyo Xirisi iyo Xinif ba Dhmaanba Reer kulmiye Dacwaysanayaal Maxkamada caalmiga ah 

 

Madaxwayne Walee nin Rageed ma tihid  mar Hadaad Sacad muuso oo dhan aad Dagaal galisay ,mar hadaad tumashada reerkiina aad tusha uga tuurtay Beeshayada ,mar hadaad caga juglayn iyo in aad joogta ah aad beeshayada ku Haysid ...mar hadaad magacii iyo haybadii reerkayaga aad lahaa uquudhi wayday ,mar hadaad 2 miliyan oo qof hortooda ganacsatadooda aad baad uga qaaday ,Mar Hadaad xidhiidhkii iyo wlaalnimadii reer sheikh isaaq aad wiiqday maanta laga bilaabo ,



Sacad muuse maha reer sheiikh isaaq .

maanta laga bilaabo sacad muuse maaha Somaliland.

Maaanta laga bilaabo kuma aqoonsanin Madaxwaynaha Somaliland ..

Maaanta laga bilaabo somaliland waa maamul goboleed hoosiymaada Somali.

maanta laga bilaabo dawlad waxaa ah shacbiga ,

Maanta laga bilaabo waxaa Beesha habar yoonis loo aqoonsaday in ay tahay Gobta Somaliland Maanta lagabilaabo Somali waxay cafis u fidsay dhamaanba mujaahidiintii SNM.


sidoo kale alahe waxaanu waydiisanay Rag SNM ee Mujaahidiinta ahaa ookale in ay ka dhashaan beeshayada inshalahna ilahay ducadyada wuu naga aqbali malinba waa ninkeeda , SNM habaarkeedi iyo kii Somalilandba Waa ku haystaa wixii madax sheegtoodhan

Maanta laga Bilaabo 15 shirkadood dhawr iyo labatan Ciidanka kamid ah.


dhawr iyo toban kamid ah ganacsatada somaliland beelaha aan garanayno ka soo horjeedsaday.

maanta laga bilaabo Dhamaan safiirada somaliland ,agaasimayasha guud ,shaqaalaha dawlada iyo wasisirada safaro ma gali karaan aan ka ahayn cid larabo.

maanta laga bilaabo Somaliland Xoriyada kama jirto .

 

maanta laga bilaabo waxaa maxkamada caalmiga ah la soo taagayaa dhamaanba intii ka qayb qaadataya dagaaladii gudaha ka dhacay waxaana masuuliyadeed iska leh ..

 

maxamuud Haashi dalka kama bixi karo , waana xadhig caalmi maxakamada caalmiga baa laga soo dacweeyey .

muuse Biixi Waa xadhig maxakamda caalmiga baa laga soo dacweeyey .

maanta lga bilaabo xirsi wa axarig maxkamada caalmiga baa laga soo dacweeyey .

 

maanta laga bilaabo waa xarig dhmaanba inta dabka hurinaysa iyo inta dugsanaysaba

 

Gudoomiyaha Jaaliyada Soamliland

Mohamed Ismail Salah …….

0634416899…….

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...