Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabis Sameeyay

0
Sunday May 22, 2022 - 15:21:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabis Sameeyay

    "Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha iyo xilalka loo igmaday"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha iyo xilalka loo igmaday"

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe isaga oo tix-raacaya qoddobka 22aad farqadiisa 1aad ee xeerka Xisbiga Ucid Sidoo Kalana La Tashaday Guddida Fullinta ,Isla-markaana markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilalka Banaan ee Xoghayaha Arimaha Gudaha Iyo Xogayaha Waxbarashada Ee Xisbiga Ucid loo magacaabay Maanta oo taariikhdu tahay 22 May 2022



1) Mudane Jaamac Maxamed Cabdi (Jaamac Macaf)

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid

2) Cabdicasiis Qaasim Xuseen (Musharaf)

Xoghayaha Waxbarashada Xisbiga Ucid 


Sidaa awgeed waxaa la farayaa dhamaan masuuliyiinta Xisbiga Ucid in ay u fududeeyaan hawshaas loo igmaday si hufanna ula shaqeeyaan.


Isla markaana waxa la faray Masuuliyiinta kor ku xusan in ay hawshooda  bilaabaan kana soo baxo waajibaadka loo igmaday.


Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha iyo xilalka loo igmaday”.

Loading...
Loading...