"CIRO Wuxuu Qaatay Ninkii Yidhi Siilaanyo Wuu Waashay" Gud. Xinif

0
Sunday May 22, 2022 - 11:08:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "CIRO Wuxuu Qaatay Ninkii Yidhi Siilaanyo Wuu Waashay" Gud. Xinif

    "Waa dagaal deegaan ku wajahan."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa dagaal deegaan ku wajahan."

Hargaysa (HWN) Guddoomiye Cabdikariim Axmed Xinif ayaa sheegay in uu dagaal ku hayo Xisbiga Waddani Beesha Habarjeclo.



Gudoomiyaha ayaana taxay hadalo ka soo yeedhay Musharax Ciro iyo Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali, Gudoomiyaha ayaa sidan saaka ka sheegay xaflad uu qabsaday Xisbiga KULMIYE


"Cabdiraxmaan cirro waxa laga hayaa Siilaanyo dalka ayuu khiyaameeyey iyo Saleebaan guurtida halaga qaado. Waa dagaal deegaan ku wajahan. Deegaankaana wuxuu ka qaatay ninkii yidhi Siilaanyo uu waashay, markaa kaasi ha ku filnaado " Guddoomiye cabdikariim Axmed Xinif.

Loading...
Loading...