Gudoomiyaha golaha Shacabka oo la kulmay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM SAWIRO

0
Sunday May 22, 2022 - 10:32:06 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha golaha Shacabka oo la kulmay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM SAWIRO

    Danjire James Swan ayaa Guddoomiyaha Golaha shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjire James Swan ayaa Guddoomiyaha Golaha shacabka

May be an image of 2 people


Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud Qaramada Midoobay u qaablisan arrimaha Soomaaliya Amb. James Swan.


Guddoomiyaha iyo danjiraha ayaa waxay ka wada hadleen is bedelka hogaamineed ee dalka uu yeeshay iyo sidii loo horumarin lahaa hanaanka dowladnimo ee dalkenna.


 

Danjire James Swan ayaa Guddoomiyaha Golaha shacabka ku bogaadiyay dooraashadii sida dimuquraadiyada aheyd ee ay ku dhacday taas noqatay mid lagu wada qanacsanaa natiijada ka soo baxday.


Guddoomiye Aadan Madoobe oo danjiraha ku boggaadiyey taageeridda iyo garab istaaga Qaramada Midoobay iyo beesha caalamka ayaa ku tilmaamay mid muhiim u ah hannaanka geeddi socodka dalka uu hiigsanaayo.

May be an image of 6 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person, sitting and suit
May be an image of 1 person, sitting, wrist watch and suit
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 3 people, people sitting, suit and indoor
May be an image of 1 person, beard, sitting, wrist watch and indoor
May be an image of 1 person, suit, wrist watch, glasses and indoor
May be an image of 2 people


Loading...
Loading...