Siyaasi Sheegay Midnimada Burco Faa'iidad Ugu Jirta Somaliland

0
Saturday May 21, 2022 - 16:01:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Sheegay Midnimada Burco Faa'iidad Ugu Jirta Somaliland

    Maanta mid lama hadal hayo labadii kale in ay mid ahaani qabsoomi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta mid lama hadal hayo labadii kale in ay mid ahaani qabsoomi

Siyaasi Cali-guray Oo Muuse Biixi Ka Difaacay Eedda Mucaaradka Ee Ku Saabsan Imaatinka Wasiirka Reer Somaliya Ee BADHAN Yimid. January 5, 2018 | Salaan Media

Hore waan u sheegay hadana waan sheegayaa: midnimada, wadajirka, iyo wax wada lahaanshaha Somaliland waxan u arkaa in ay ku jirto midnimada Burco. Ilaahayna sida roon ha waafajiyo.


Madaxwayne Muuse ka hor intii aanu dhamaanin sanadkii hore wuxu inoo sheegay in sadex doorasho ay dalka ka qabsoomayaan, sida ay u kala horeeyaana loo kala qabanayo oo mid walba ay wakhtigeeda ku qabsoomi doonto.

Maanta mid lama hadal hayo labadii kale in ay mid ahaani qabsoomi iyo in labaduba ay meesha ka wada bixi ayaa werwerka ugu wayni yahay.

Hadii doorashada keliya ee la isla wada ogol yahay wax ka dhiman oo wakhti ahayni jirin ay qabsoomi waydo ru kale oo ka horaysa ama ka dambaysa oo qabsoomi kartaana ma jirto. Markaa madaxwayne Muuse ayay hadda kubbadu la taal in uu dalka ka badbaadiyo khilaaf siyaasadeed oo meel uu inala gaadhi aan la garanayn iyo god madow ku ridi talada Somaliland labadaa mid uun bay noqon eh aan sugno inta meel cad uu isu keen taagayo.

W/Q Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)
Loading...
Loading...