DEG DEG Somaliland Oo Xidhay Wiil U Dhashay Dalka JABUUTI Oo Mucaarid Adag Ku Ahaa Madaxweyne Geelle

0
Saturday May 21, 2022 - 14:59:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Somaliland Oo Xidhay Wiil U Dhashay Dalka JABUUTI Oo Mucaarid Adag Ku Ahaa Madaxweyne Geelle

    Arreh, ayaa asal ahaan ka soo jeeda Jabbuuti, balse beryahan dambe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arreh, ayaa asal ahaan ka soo jeeda Jabbuuti, balse beryahan dambe


Arreh Souleiman Aouled Arreh, oo si weyn u dhaliili jiray madaxweynaha Jabbuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa lagu xidhay Gabilay.



Muuqaal uu soo duuubay ayuu Arreh, kaga codsaday shacabka Somaliland in laga hortago in dawladda Jabbuuti loo gacan geliyo.


Arreh, ayaa asal ahaan ka soo jeeda Jabbuuti, balse beryahan dambe waxa uu ku sugnaa gobolka Gabilay isagoo Face Book-giisa soo gelin jiray muuqaallo uu ku codsanayo in Geelle, xukunka ka dego.


Dad reer Somaliland ee baraha bulshada wax ku qora ayaa si weyn uga soo hor-jeestay xadhiga Arreh Souleiman Aouled Arreh iyaga xukuumadda Somaliland uga digay in loo gacan-geliyo dawladda Jabuuti.
Loading...
Loading...