Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jigjiga

0
Friday May 20, 2022 - 17:45:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jigjiga

    "In ka badan 30 sano ma aanan arag Deegaanka Soomaalida"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In ka badan 30 sano ma aanan arag Deegaanka Soomaalida"

Hargaysa (HWN) Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Caasimadda Dawladd Deegaanka Soomaalida Ee Jigjiga.



Xubno iskugu jira Wasiiro, Aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb qaatay soo dhawaynta Professor-ka.


Pro. Axmed Ismaaciil ayaa uga mahad celinaya bulshadii so dhawaysay iyo masuuliyiintiiba ayaa yidhi "In ka badan 30 sano ma aanan arag Deegaanka Soomaalida, maantana aad ayaan ugu faraxsanahay in aan soo gaadho iyada oo ay waliba iiga muuqato isbaddal sal ballaadhan", professor Axmed Ismaaciil.

 

Loading...
Loading...