Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dabkii ka kacay Suuqa Banaadir

0
Friday May 20, 2022 - 16:20:14 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1057
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dabkii ka kacay Suuqa Banaadir

    Sidoo kale wuxuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in Musiibada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale wuxuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in Musiibada



Madaxweynaha Jamhruuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Suuqa Banaadir ayaa xanuunka la qeyb sadayganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkaas.


” Waxa aan xannuunka iyo dhibka la Wadaagayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkii xalay ka kacay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho kuna fiday goobaha ganacsi ee u dhow ayuu yiri” Madaxweynaha.



 

Sidoo kale wuxuu sheegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in Musiibada dabku ay ka mid taha6 Arrimaha uga baahan maareynta, isla markaana xilligeeda iyo xalkeeda ay gaari doonaan.


Khasaaro hantiyadeed oo aad u farabadan ayaa ka dhashay dabkii ka kacay Suuqa kuyaalla Banaadir, waxaana horay uga hadlay Ra’iisul Wasaare Rooble, Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Siyaasiyiinta Mucaaradka.

Loading...
Loading...