Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga

0
Wednesday May 18, 2022 - 15:34:44 in News by
  • Visits: 521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga

    Ra'iisul Wasaaraha ayaa madaxda iyo taliska ATMIS uga mahadceliyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga doorashooyinkii........

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha ayaa madaxda iyo taliska ATMIS uga mahadceliyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga doorashooyinkii........

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay ku-xigeenka Howgalka Midowga Afrika ee ATMIS Fiona Lortan iyo taliska Ciidammada ATMIS.



Ra’iisul Wasaaraha ayaa madaxda iyo taliska ATMIS uga mahadceliyay kaalintii ay ka qaateen sugidda amniga doorashooyinkii dalka ka qabsoomay iyo wada shaqeyntoodii, waxa uuna ku boorriyay in ay sii dardar geliyaan howlaha nabad ilaalinta ee ay dalka u joogaan.


Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS yaa siweyn uga qeyb qaatay Amniga doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho, iyaga oo kaashanayay Ciidamada Booliska Soomaaliya.

 
Loading...
Loading...