RW Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile

0
Wednesday May 18, 2022 - 09:39:15 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile

    Ra'iisul Wasaaraha oo la hadlayay Idaacadda Voa-da wuxuu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha oo la hadlayay Idaacadda Voa-da wuxuu sheegay



Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaloya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka dalbaday in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile, isla markaana go’aanka lagu maamulayo uu isaga qaato.


Ra’iisul Wasaaraha oo la hadlayay Idaacadda Voa-da wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ay doorteen Baarlamaan ayna jirin cid si gooni ah u keensatay, wuxuuna ka dalabaday in go’aan kasta oo la qaadanayo uu u ekaado isaga o iyo Ra’iisul Wasaarihiisa & cidda markaas xukunka la joogyo.



 

Hadalka Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Roible ayaa kusoo aadaya xilli 5-tii Sano ee la soo dhaafay oo uu dalka Madaxweyne ka ahaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay dad badan sheegayeen in Fahad Yaasiin oo wax badan Maamulayay Hay’adda NISA uu ahaa Milkiilaha dalka si hoose u maamulayay.

Loading...
Loading...