Xuska 18ka May Iyo Ficilxumada Madaxda Axsaabta Mucaaridka Ah. W/Q: Ahmed Ali

0
Tuesday May 17, 2022 - 11:01:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuska 18ka May Iyo Ficilxumada Madaxda Axsaabta Mucaaridka Ah. W/Q: Ahmed Ali

    Somaliland - Faalo Ku Saabsan Maalinta 18ka May Ee Laso Noqoshada Gobanimada Iyo Tawfiiq Xumada Xisbiyada Mucaaridka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland - Faalo Ku Saabsan Maalinta 18ka May Ee Laso Noqoshada Gobanimada Iyo Tawfiiq Xumada Xisbiyada Mucaaridka

Iyaba Wa Nasiib Darro E, Waxa War Baahintu Sheegtay Inay Madaxda Axsaabta Mucaaridku Ku Tashadeen Inay Sanadkan Dabaal-Daga Iyo Damaashaadka Malinta 18ka May Meel Gaar Ah Ku Qabsadaan Iyaga Iyo Taageerayaashoodu.



Waxay Ku Leeyihiin Sababta Aanaan Damaashaadka Ugala Qayb Galayn Ciidmada Qaranka, Shaqaalaha Dawlada, Madaxda Qaranka Iyo Dadweynaha Kale, Waxa Weeye Anoogon Doonayn Inaanu Madaxweynaha Is-Barbar Taagno.


Waa Yaab, Kuwaas Ayaa Raba Inay Wadanka Madax Ka Noqdaan Oo Maalmaha Dambe Dabaal Dagyada Kuwan La Midka Ah Umada Dhex Joogaan Oo Salaanta Ciidamada Ka Qaataan.


Meel-Baas Alla Idin Gee, Oo Illaahay Xilka Madaxtinimo Nooguma Kiin Dhiibo. Waar Nimanku Aragti Gaabana Oo Caqli Yara. Waar Reer Somalilandoow Bal U Fiirsada Dadkan Aqsaamta Ah Ee Aragtida Gaaban Ee Hadana Raba Inay Madax Idiin Noqdaan.


 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...