Sidee loo kala helay codadka Wareegay 1aad Doorashada Soomaaliya?

0
Sunday May 15, 2022 - 18:06:53 in News by
  • Visits: 3772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee loo kala helay codadka Wareegay 1aad Doorashada Soomaaliya?

    Balse Si Caadada ahayd Waxaa Warengaan Tanaasulaya 2 ka mid ah Musharxiinta Ugu Codka Yar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Balse Si Caadada ahayd Waxaa Warengaan Tanaasulaya 2 ka mid ah Musharxiinta Ugu Codka Yar.

Waxaa hada Soo Idlaatay Wareega 1aad Doorashada Madaxweynaha Soomaaliyea

Doorashada manta oo ahayd mid ka Duwan Kuwii Hore Maadaama aay ku Hardamayaan Masuuliyiin Madax kasoo Noqday Dalka ayaa Waxaa Wareega 1aad ugu codad badnaa

Mohamed abdullahi Farmajo oo helay 61

Saciid abdullahi Deni oo helay 65

Xasan sheikh mohamud oo helay 52

Xasan Cali kahyre oo Helay 48

Shariif Sheikh ahmed oo helay 40

Abdirahmaan abdishakuur warsame oo helay 15

Wareegay 2aad ayaa waxaa u Gudbaya

Loading...
Loading...